Wasiirka wasaaradda warfaahinta iyo wacyigelinta Cismaan Cabdilaahi Sahardiid โCadaaniโ oo shir jaraaโid ku qabtay maanta xafiiskiisa ayuu kaga hadlay amuuro dhowr oo ay ka mid yihiin xuska 18-ka May, Hoggaamiyaha xisbiga Waddani oo eedeymo u soo jeediyey musharaxa Kulmiye iyo Saldhiga ay sheegtay in dawladda Federaalka Soomaaliya sheegtay in ay saldhig ciidan ka furanayso Buuhoodle.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan: