Xuska Mowliidka Nabiga NNKH

Maanta waxay dunida muslimku u dabaaldegayaan oo ay ku beegan tahay dhalashadii Nebi Muxamed Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa ha ahaatee.

Bahda Bandhige waxay idinkula dabaaldagayaan qasiidadii caanka ahayd ee Ergadii Furqaan ee uu curinteeda isla kala Maxamed Ibraahim Warsame kuna luuqeeyey fannaankii Sulfi.