Cabdirisaaq Ciyaale, Guddoomiyihii Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda ayaa geeriyooday

Guddoomiyihii Guddida Diwaangelinta iyo Ansixinta Ururrada Siyaasiga ah Cabdirisaaq Ciyaale ayaa saaka ku geeriyooday Hargeysa.

Geerida Cabdirisaaq Cayaale waxa weriyaha BBC-da Axmed Siciid Cige u xaqiijiyey Agaasimaha cusbitaalka Hargeysa Axmed Xaaji Cumar Askar.

Bahda Bandhige waxay tacsi gaadhsiinayaan dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Cabdirisaaq Ciyaale.