Deegaanka Biingaala ee dalka Indoniisiya ayaa ah mid ay dadka badankiisu aanayย dhegaha waxba ka maqal oo dhego culus. Bulshadan ayaa adeegsata tilmaamaha gacmaha ee dhegoolayaasha. Barashada luqada gacmaha ayaaa tuuladana ka noqotay mid daruuri ah oo ย aanay ka maarmi Karin si ay isu fahmaan dadka kale.
Dakhaatiirta ayaa sheegay in dadka deegaankan uu ka maqan yahayย dareen wadaha loo yaqaan ย โPDF NBA 3โ recessive oo ah kan qaabilsan maqalka codka. Dadka deegaankan oo tiradoodu dhan tahay 3000ย qof ayaa iyagu u arka arrin wanaagsan dhego laโaanta. Waxayna adeegsadaan luqadaasi tilmaamaha oo ay u yaqaaniin Katakaluk waana mid caan ka ah dhexdooda. Waxaana la baraa caruurta luqadan. Bulshadan ayaa u aaminsan in dhego laโaanu ay tahay nimco weyn oo la siiyay.
Xigasho:wargeyska dawan
bandhige@gmail.com