Xikmadaha

  • Maalka iyo maamulka ma bedelaan qofka, laakiin waxay muujiyaann shakhsiyadiisa dhabta ahโ€.
  • Dadka oo dhan wanaag ma wada gaadhsiin kartid, laakiin dadka oo dhaan waad ka dayn kartaa dhibtaadaโ€.
  • Haddii sharka aad shar ugu jawaabto, goormu sharku dhamaanayaa?โ€ Dulqaadka iyo cafiska ayaa dhameeya sharkaโ€.
  • Waxa ugu qurux badan dunida waa inaad ogaato qiimaha naftaadaโ€
  • Marka xaqu ka aamuso baadilka, kuwa baadilka wada aya u qaata inay xaq yihiinโ€
  • Caqliga iyo carabka waxa ka dhaxaysa xidhiidh isku cakis ah, mar kasta oo caqligu yaraado, carabka qofkuna wuu dheeraada (Wax kasta iskaga hadlaa oo sheegaa). Saacadu waxay leedahay gacan haddana waxba kuma qabato, miiskuna wuxu leeyahay lugo haddana kuma socdo sidaasi ayay u jiraan kuwo leh Maskaxย  laakiin aan ku fikirin.

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan

bandhige@gmail.com