Runtu Waa Dariiqa Samaanta

Cabdullaah Ibn Mascuud (Rc) waxaa laga soo wariyay inuu Rasuulka Allah (Scw) uu yidhi :

โ€Runtu waxay kugu hogaamisaa dhabaha samaanta iyo Camalka wanaagsan. Samaan faliduna waxay banaysaa jidka uu qofku u mari lahaa Janada marka uu qofku caadeysto run waxa Allah (sw) agtiisa lagu magacaabaa runsheegโ€.

Beentuna waxay kugu hogaamisaa xumaanta, xumaantuna waxay kugu hogaamisaa Naar. Marka uu qofku caadaysto been sheegida waxa Allah (sw) agtiisa lagu magacaabaa beenlow. (Bukhari Iyo Muslim

 

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan Bandhige@gmail.com