- Waa wax aad looga xumaado in dadka oo dhami u sameeyaan waxa wanaagsan, keliya iyaga oo ka baqanaya ciqaabka, ama abaal-marinna doonaya. (Dadku waa in ay wanaagga sameeyaan iyaga oo doonaya in ay dad wanaagsan noqdaan, isla markaana doonaya in ay ku dhaqmaan amarrada iyo tilmaamaha Allah (sw) , jacaylkiisa awgiina falkan u samaynayaโ
- Pablo Picasso oo ahaa Farshaxan iyo Hal-Abuur caalamiya oo u dhashay Isbayn oo noolaa intii u dhexeysay 1881kii โ 1973kii, ayaa la weydiiyey waxa ay ku kala duwan yihiin isaga iyo dadka aan la aragtida ahayn, waxaana uu yidhi : โ Dadku waxa ay arkaan, Waxa hadda socda, markaasay is weydiiyaan sababtaโฆโ Aniguna waxaan arkaa, waxa dhici kari lahaa markaasaan is weydiiyaa sababta ay u dhici waayeenโ.
Xigasho:wargeyska dawan Bandhige@gmail.com