Waxan Fulinayay Balankii Hooyaday!

Isagoo hantiile ah oo da’diisuna gaadhay 70 sano ayuu ka qalin jebiyay Jaamacadda kulliyadda ganacsiga. Wiilka uu awowga u ahaa ayaa weydiiyay waxa ku kelifay inuu ku sabro oo adkaysto oo ugu danabayntii ka qalin jebiyo jaamacadda?

Waxaana uu ugu jawaabay: ” Waxaan fulinayaa ballan aan hooyaday la galay oo ay igula talisay inaan aqoonta ganacsiga shahaado ku qaato, waxa ay dhimatay 50 sano ka hor iyadoo xanuunka kansarku sabab u ahaa. Waxaana aan qiimayanayaa balanka taladaasi wanaagsan ee ay siisay inaan fuliyo, waana taasi tan aan u qaatay shaahadda ganacsiga. Fulinta balanku waa mihiim, ka waalidkuna waa uu ka sii mudan yahay.

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan Bandhige@gmail.com