- Aamuska Ayaa Marar badan ah Jawaabta ugu wanaagsan
- Is Faham kooban yaanu ka burburin saaxiibtinimo weyn
- Qofna meel hakaga dhicin, ixtiraam
- Ha rumaysan wax kasta oo aad maqashid.
- Xidhiidhka dadka ha goyn, ma jiro qof aan waxtar lahayni.
- Nolashaadu waxay qiimo leedahay inta aan waxtar ku kordhiso tan dadka kale.
- Debeca iyo naxariistu waa astaaaha guusha iyo akhlaaqda wanaagsan
- Ka dhabee wax kasta inaad guul ka gaadho
- Hadba sida aad dadka ula dhaqanto ayaa ah maxsuulka aad helayso.
Inta aad nooshahay wax kasta waa
Xigasho:wargeyska dawan
Bandhige@gmail.com