Xikmadaha

  • Ma dhici karto” ayaa la weydiiyay goobta uu ku nool yahay? Waxaana uu ku jawaabay qalbiyada dadka caajiska ah ayaan ku dhex noolahay.
  • Ereyga wanaagsani waa baasaboorka lagu maro qalbiyda dadka oo dhan,
  • Marka dadku ammaano qof, wax yar ayaa rumaysta laakiin marka ay dhaliilaan qof kasta waa rumaystaa.
  • Saboolka maaha kan waxa yar haysta, waa ka ku daalay raadinta wax badan.
  • Laabteyda ugama baqo raxan libaaxya ah, se dhabarkayga ayaan uga baqaa Ey khaayina.
  • Dadka ugu farxada badan noloshu waa dadka wax bixiya maaha kuwa qaata
  • Samayso Qorshe aad ku socoto noloshaada
  • “Isku day inaad noqotid Cad-ceeda , hadaad noqon waydana Isku day inaad noqotid Dayaxa ,hadaad noqon weydana Isku day inaad noqotid xidigaha Laakiin noqo xidiga xidigaha ugu iftiinka badan “…
  • Dadku waa hanti aan la goyn karayn

 

 

Xigasho:wargeyska dawan Bandhige@gmail.com