Xikmadaha Maanta

Qofka kalsoonida leh, ma dhabaan weedhaha dadku ka sheegaan

Mar kasta khasab maaha inaad guulaysato laakiin waxa khasab ah inaad mar kasta ku fikirto sidii aad u guulaysan lahayd.

Guuldaradu maaha inaad meel sare ka soo dhacdo, laakiin waa inaad fuuli kari weydo.

Nacasnimadu waa inaad weli sii socoto wadadii aad ku guuladarada, fikir, ka dibna raac jihada

Hadyad kooban oo aad u geyso qof aan filayn ayaa ka qiimo badan mid weyn oo aad u geysay qof sii ogaa waxaad u keenayso.

Haddii qofku aanu lahayn mabda’ uu naftiisa u huri karo, mana laha mid uu ku noolaado.

Qofka dakhligiisu badan yahay kama shaqo badana, kan dakhliga yar laakiin waxay isku dhaafeen siday uga kala faa’iidaysteen maskaxdooda.

Saaxiibka wanaagsani waa kan ku sheegaa khaladka aad gasho, kuna saxa.

Badanaa inta qof la aaminay khiyaamo sameeyay, iska jir kuwa aad aaminayso.

Masiibooyinka u sabir maxaa yeelay marba marka ka danbaysa way sii yaraadaan