Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi โ Madiina waa meel xurmo leh, laga bilaabo halkan ilaa halkaasi, geedaheeda lama gooyo, dhexdeedana wax dhib ah laguma sameeyo. Qofkii dhib ku sameeyay waxa dushiisa ahaaday lacnadda Allah, ta Malaaโigta iyo ta dadka oo dhanโ. Waxa weriyay Bukhaari
โIimaanka waxaa ugu fiican inaad ogaato in Alle ku arkayo meel kasta oo aad ku sugantahayโ.
โMuโminiintu saddex bay wadaagaan: โDabka, daaqa iyo biyahaโ. (Imaam Axmed iyo Abuu Daawuud).
โIbna aadamku hadduu dhinto wuu goโaa camalkiisu saddex mooyee cilmi anfac leh, Ubad fiican oo u duceeya, iyo sadaqo socota ama jaari ahโ. (Waxaa weriyey Muslim).