Xisaabta Iyo Maskax Furnaanta!

Carl Gauss Friedrich wuxu ahaa arday maskax badan mar kasta oo macalinku suโ€™aalo weydiiyo wuxu ahaa ka ugu horeeyay ee ka jawaabaya suโ€™aal kasta oo xisaab ah. Macalinka ayaa doonay inuu u diro suโ€™aal adag si inta uu taasi ku mashquulasan yahay ardayda kale fursad u helaan inay suโ€™aalaha ka jawaabaan. Waxaana uu ku yidhi isugee tirooyinka ka bilowda 1- 100, oo ah 1+2+3+4+5โ€ฆ.100.

Muddo yar ka dib ayuu macalinka jawaabtii uu sheegay oo yidhi waa 5050. Macalinka ayaa u qaatay inuu iska yidhi oo ay khalad tahay, waxaana uu ku yidhi oo sideed ku soo saartay?

Lakiin Carl Gauss wuxu helay dariiqo fudud oo la isugu geeyo tirooyinka noocan oo ah ta wakhtigan la isticmaalo waana habka : Sum from 1 to n = sum from 1 to 100 = (50) (101) = 5050

Ninkaasi wuxu ahaa Carl Gauss Friedrich oo sanadkii 1855 dhintay, waxa uu u dhashay dalka Jarmalka, isagoo ka mid ah saddexda nin ugu caansan taariihda xisaabta.

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan

Bandhige@gmail.com