Cajiib, Deegaano Abeeso Dhaqdo!

Tuulo ku taalla dalka Nigeria ayaa dadka degani waxay aaminsan yihiin in Abeesada weyn eeku nool deegaankaasi ay tahay xoolo ay leeyihiin. Dadkaasi ayaa si joogto ah u dila abeesooyinkaasi iyagoo ah raashinkooda ugu qaalisano yahay ugaxanta caloosheeda ku jirta. Sida uu daabacay wargeyska dailay Mail ugxantaasi ayaa gaadha ilaa 100 xabo.

Laakiin waxa la sheegay in abeesdaasi aanay ahayn mid halis ah sida tan Anolda ee ku nool Latin America laakiin ay ka mid tahay noocyada Masasak weyn ee halista ah. Deegaankani ayaa waxa keliya ee ay sida joogtada hilibka uga helaan tahay abeesooyinkaasi