Masiibooyinka Iyo Sida Ay U Dhacaan!

Inkasta oo si cilmiga iyo aqoonta casriga ahi, ay eel sare gaadhay, haddana ma aha weli qaar wax kasta ogaan kara. Dunidan waxa ka dhacay dilal kala duwan iyo shilal kale oo badan. Haddaba , Sanadkii 1980, waxa goob lagu xanaaneeyo dadka daโ€™da ka kacay dab xooggan. Goobtaasi oo ahayd 5 dabaq ayaa keentay inya dhintaan 14 qof oo Odayaal gaboobay ah iyo 7 islaamood.

Masiibadan ayaa sida booliisku warbaahinta u sheegeen loo sameeyay si ula kac, oo aanu dabku ahayn masiibo si kama ah ku timi. Booliiska ayaan ilaa maanta ogaan ciddii ka danbaysay shilkaasi