Tartan Suugaaneed Somalilan YPEER u qabanayso hal-abuurada magaalada Sheekh

Tartan Suugaaneed
Shuruudaha Tartanka

1. waa inuu deganyahay/degantahay magaalada sheekh
2. waa in aad curisaa maanso ka hadlaysa tacadiyada ka dhanka haweenka
3. waa in aad maansada muuqaal ku soo duubtaa
4. muuqaalku waa in uu u dhaxeeyo 1 daqiiqo ilaa 5 daqiiqo
5. waa in marka aad muuqalka duubayso aad raacisa magacaaga
6. mawduuca maansadu waa in ay ka koobantahay saddexdan hoose mid.
-maanso ka hadlaysa tacadiyada loo geysto haweenka iyo gabdhaha
– maanso bulshada ku baraarujinaysa dhibaatada uu leeyahay FGM-ku
-doorka bulshadu ku leedahay wacyigelinta la dagaalanka tacadiyada lagu hayo haweenka iyo gabdhaha

tartanka waxaa ka qeyb gali kara rag iyo dumarba

muuqaalada waxaa aad ku soo diraysaa numberka whatsaapka ee hoos ku qoran ama emailka

whatsapp: 0637998275 email:ypeersomaliland@gmail.com