26kii Jeneweri 1991: Sannadguurada 29aad ee Dhicitaankii Dawladdii Dhexe ee Soomaaliya (WQ: Siciid Maxamuud Gahayr)

26kii Jeneweri 1991: Sannadguurada 29aad ee Dhicitaankii Dawladdii Dhexe ee Soomaaliya.

Maanta oo kale 29 gu” ka hor waxa talada laga tuuray oo Madaxtooyada ka baxay Hoggaamiyihii Kacaanka Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, waxaana VILLA Soomaaliya la wareegay Jabhaddii USC ee uu hormoodka u ahaa Maxamed Faarax Caydiid.

Iyada oo aan talo la weydiin Jabhadda USC ayaa Cali-Mahdi Madaxweyne loo doortay. Taas ayaa horseedday colaad illaa maanta jirta.

Somaliland waxa ay la soo noqotay madaxbannineeda.

Hal faallo ku xus dheefta iyo dhibta uu isbeddelkaasi keenay?