Daraasad laga sameeyey arrimaha ay ka siman yihiin moobillada gacanta iyo dumarku! (WQ: Ina Siciid)

 

  1.   Waxay leeyihiin moodeelo aad u kala duwan
  2.   Way soo jiidasho badan yihiin
  3.   Labaduba way kharash badan yihiin
  4.   Codad aad u kala duwan bay leeyihiin
  5.   Waxay ka siman yihiin tebinta wararka
  6.   Xasuustoodu aad bay u wanaagsan tahay
  7.   Labadooda midna kama maarmi kartid
  8.   Arrin aad u muhiim ah ayuu Mobile-ku dheeryahay oo (silent baad ka dhigi kartaa)

Anigu shakhsiyan ninkii daraasaddaas sameeyey in aan toogto ayaan rabaa !!!!

Moobillada gacanta

 

Waxa qortay: Ina Siciid