Dumarow xanta daaya! (daawo muuqaal gaaban oo xiiso badan)

Maanta waxaanu idiin soo xulnay muuqaal gaaban oo ka turjumaya dhibaato haysata in badan oo ka mid ah dumarka Soomaalida meel kasta oo ay joogaan, kaas oo lagu soo bandhigay bar ku taal YouTube-ka oo la yidhaa Qosol Qosol.

Gaar ahaan muuqaalku wuxu soo bandhigayaa habdhaqanka haweenka mararka ayย isugu yimaaddaan xafladaha aroosyada iyo sida ay isugu talax-tagaan.

Dumarow xanta inaga daaya…kkkkkkk!

By: Inna Siciid

Bandhige@gmail.comย