Faa’iidooyinka Cambe BABAAYGA “pawpaw” (WQ: Cabdi Caawiye)

Cambe babaay

(Af-Ingiriis: papaya ama pawpaw

magaca Saynis “Carica papaya”, waa midho ka mid ah khudaarta ka baxda geedka Karika. Waa midho dusha cagaar ka ah marka la jeexana Waa huruud nooc kalena waacasaan babaayga, sidoo kale loo yaqaano Cambe babaay waa midho bisil oo leh faa’iido iyo nafaqo badan.

Halka xabo ee yar ee babaayga ahi waxay ka koobantahay (152 grams)

Calories: 59

Carbohydrates: 15 grams

Fiber: 3 grams

Protein: 1 gram

Vitamin C: 157% of the RDI

Vitamin A: 33% of the RDI
Folate (vitamin B9): 14% of the RDI

Potassium: 11% of the RDI
calcium, magnesium iyo vitamins B1, B3, B5, E and K.

1. Wuxuu daweeyaa xanuunada wadnaha.
(May Improve Heart Health)
Waxa la ogaaday in cambe babaaygu uu dawo u yahay xanuunada asiiba wadnaha waayo waxa ku jira labada macdanood ee lycopene iyo Vitamin C oo labaduba u fiican wadnaha.
SUMMARY
Papaya’s high vitamin C and lycopene content can improve heart health and may reduce your risk of heart disease.

2. Wuxuu hagaajiyaa dheefshiidka.
Cambe babaygu waa waa dawooyinka ugu fiican ee lagula tacaalo calool istaaga badan.
Iniinta iyo caleentiisuba waxay daweeyaan Gasteriga (ulcer )

 SUMMARY
Papaya has been shown to improve constipation and other symptoms of IBS. The seeds and other parts of the plant have also been used to treat ulcers.

3. Wuxuu caawiyaa maqaarka

Babaaygu wuxuu dawo ka yahay jactadka ku dhaca maqaarka, waxa uuna daawo fiican u yahay maqaarka oo uu ka difaaco falaadhaha cadceedu haddii ay wax yeelaan.

 SUMMARY
The powerful antioxidants in papaya can help your skin recover from sun damage and may defend against wrinkling.

4 . Waxa uu ka hortagaa kansarka.
Culimada saynisku waxa ay isku raaceen in uu babaaygu yahay ka hortag xaga cudurka kanserka ah.
Cilmi baadhis la sameeyey ayaa lagu ogaaday in maadada lycopene ee uu qaniga ku yahay cambe babaaygu ay ka hor tag fiican u tahay  cudurka kanserka.
SUMMARY
Early research suggests that the antioxidants in papaya may reduce cancer risk and perhaps even slow cancer progression.

Waxa kale oo la ogaaday in 100 ka Garaam (100g) ee cambe babaayga ah uu ka koobanyahay

Water         [g]88.06
Protein         [kcal]43
Borotiin        [g]0.47
Total lipid (fat) [g]0.26
Carbohydrate, by difference [g]10.82
Fiber, total dietary [g]1.7
Sugars, total [g]7.82
Calcium, Ca [mg]20
Bir, Fe        [mg]0.25
Magnesium, Mg [mg]21
Phosphorus, P [mg]10
Potassium, K   [mg]182
Sodium, Na      [mg]8

Lasoco qaybaha dambe