Fulaynimada iyo dulqaadka! (WQ: Xasan Cabdi Shire)

 

Marka dhulka kaaymaha la joogo (qaabaatka) fulaynimada ceeb ayaa loo aqoonsanyahay, marka magaalooyinka la yimaado na fulaynimadu waxa loo yaqaan dulqaad, “hebel waa dulqaad badanyahay”, dulqaadka waa halka bani aadamku ku kala tegay, waa amaan magaalo oo aad u qurux badan dulqaadku, laakiin kaaymaha (qaabaatka) waxa aad loo amaanaa ninka cidkasta u jawaaaba ama iska celiya!. “Waa geesi”, geesinimada gudaha dadkaaga lagu la soo noqdaa waxa loo yaqaanaa fuliynamo isbaraxaysa “is-muuji”.

Xasan ahaan, waxaan isleeyahay qofka waxa uu sharaf ah inuu dulqaad muujiyo, dhoowrsanaan, ixtiraamka afkaarta kala duwanaanta , is-dhuldhig iyo ilaalinta sharafta dadka kale oo qofku waa inuu ilaabaa cilmigii kaaymaha ee wax iska celinta iyo isqaad-qaadka, lana yimaadaa fulaynimo iyo dulqaad , sidoo kale maskaxdiisa ka saaraa boobka iyo xag-xagashada dadka kale ee aanu xaqa ugu lahaayn faragalintooda qaawan.

Cilmigaas lagaga dhaqmo kaaymaha waxa laga bartaa xayawaanka waraabaha loo yaqaan, waana noolaha ugu haliilka badan duurjoogta, waxna aan dhaafin manalaha birimagaydo.

Hoos ka akhriso maqaallo hore oo uu qoray Xasan Cabdi Shire:

Qabiilku waa wadaag caaymis ah dhanka gashiga, magta iyo guurka

Qofkasta oo dadaalaa maaha siyaasi ama hoggaamiye

Dunida xidhiidh-keeda waxa hagaya baahida dhaqaalaha!

Hambalyo ku socota dufcaddii sadexaad ee Maakhir University, Badhan

Qofkasta waxa uu leeyahay xuquuq iyo milgo dhaawrsan

Nidaamka hub-ka-dhigista, kala-daadinta iyo is-dhex-galka

Uddub-Xujo: Sheeko

Ma Dameer baa, mise waa libaax?

 Kacaankii qunyar-socodka ahaa “silence revolutionary” Q1aad

Kacaankii qunyar-socodka ahaa “silence revolutionary” Q2aad

Kacaankii qunyar-socodka ahaa “silence revolutionary” Q3aad

Mullaaxda galool yaa maydhax looga diiraa? Q1aad

Mullaaxda galool yaa maydhax looga diiraa? Q2aad

Mullaaxda galool yaa maydhax looga diiraa? Q3aad

Saxaafadda: Xor mise xaddid

Jaangoynta diblomaasiyadda

Jooji Cabashada, Iskaa wax u qabso!

Anaaniyaddu waa cudur dilaa ah

Imaamka Masaajidka

Qaarada cagaaran iyo xidhiid-ka cusub ee dunida horumartay

Daawlidnimada iyo xatooyada xoolaha dadwaaynaha

Waayo-aragnimo

Af qalaad

Doorka Sekaddu ku leedahay bulshada iyo dhaqaalaha

Awoodaha is kaaba

Ha rajo dhigin!

Guducur aan caddaba jirin: Siyaasiga maanta

Ciil-Qabe

Xasan Cabdi Shire