Isu-eekaanshaha hadallada Xirsi iyo Suldaan Maxamuud Mire W/Q: Cali Cabdi Coomay

= Siyaasi reer Falastiin ah ayaa la weydiiyey inuu dhagaystay khudbaddii madaxweynaha Maraykanka Joe Baydhan uu kaga hadlayey arrimaha Falastiin. Wuxuu ku jawaabay maan dhagaysan, laakiin wiigii hore ayaan dhagaystay Raysal wasaaraha Israa’iil oo khudbadaasi Afka Yuhuuda ku jeedinaaya. Sidaasi oo kale hadalladii uu Suldaanku jeediyey, dhawr jeer oo hore ayuu Xirsi ku hadlay.

= Haddii uu dagaalka dalka lagu difaacayo ku sheegay mid siyaasadeed, isna wuxuu ku hadlay hadalkii ururkiisa Ictisaam oo ahaa hadal xambaarsan xarako kursi doon ah.

= Waa suldaan dalkiisii dagaal kula jira oo diidan inay ciidanka qaranku gobolka Sool dib ugu noqdaan, waanay dhacaysaa dib ugu noqoshadu oo wax isaga gacantiisa ku jirta maaha.

 

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, Soomaalilaan

Calicoomay@gmail.com