Jadwal ka yeelo nolosha W/Q: Hana Warsame

Xaqiiqda ayaa ah marka aynu haysano jaanis ma siino wax danyn ah mana ka fikirno laakiin waxaan in badan qoomamynnaa maalinka aan waynu wakhtigaas qaar badan oo inaga mid ah way necbyhn inay qoomameyan runti guul kuma gaadhi karno shay aynu halmaalin qabano waa inaad maalmo bdn isku eegta markaas waa laga yaaba inay guulo kuuso muqdan markaynu qaadno hal talaabo misna ay dad bdn inna amaanan waan is dhigana naftiina waxy iska dhaadhicesa fikir ah sidaas ayaaba guul ku gaadhay maalmo ka dibna wayba joojinaysa hawsha ay haysay .

 

Waxaa hubaal ah inaanad nafta ku qasbi Karin meel ayna niyad u hayn qalbigeenu waxa uu qaadanya go’aano jilicsan meelna aynaan ku gaadhi karyn noloshu waa imtixaan dadkuna waa arday hadaba imtixaankan maaha mid aad ogthy inaad ku guulaysanyso iyo inaad ku guul darysanyso sidoo kale waxaa imaan doonta maalin imtixaanka laguu yeedhin doono waxaanad helaysa kaliya waxaad shaqaysaty hadaba maalintas inta aan la gaadhin waxaad haysta wakhti aad wax walba oo noloshada ku saabsan aad ku habayn karto mararka qaar waxaynu ku fikirna inaynu soo cishno wakhtiyo qurux bdn oo aynu soo qaadany taas ayaa keenaysa inay noloshena ka fikirto waxyaabo hore u dhacy ilawdana waxa ay hada qabanyso.

Ceeb  maaha inaad qaadato go’aan lkn waxa ceeba ah inaanad ka soo bixin balanta aad naftaada ka qaady aad ayay u dhib bdnthy in adiga oo xirfadleh hadana aad dadka ka hoosayso oo aad naftaada waxba u qaban kari waydo bini aadamku shayga ugu muhiimsan I ay markasta ilaaliyan waa sharaftooda dabcan hadi aad taas waydo ma jirto nolosha qiimo ay kuu leedahy taasna kaliya waxa ilaashada dadka caqliga u zxpka iyo kuwa markasta soo jida

Hadii aad noloshaada u samyn waydo jadwal iyo waliba qaab ay ku socota waxaad ku danybaynaysaa kuwa khasaaray noloshana ka dib dhacay.  Haddaba ka ilaali noloshaada inay yeelato dhammaad ay dadka oo dhan wada ogaadaan