Liiska Magacyada Madaxweyneyaashii soo Maray Kililka Shanaad (Soomaalida Itoobiya). W/Q: Cali Cabdi Coomay

  1. Cabdilaahi Maxamed Sacdi……..1993
  2. Xasan Jire Qalinle……………………1993–1994
  3. Cabdiraxmaan Ugaas Muxumed 1994–1995
  4. Axmed Makaahiil Xuseen…………1995
  5. Iid Daahir Faarax……………………. 1995–1997
  6. Khadar Macallin Cali………………. 1997–2000
  7. Cabdirashiid Duulane……………… 2000–2003
  8. Cabdi Jibriil Cali…………………….. 2003–2005
  9. Cabdilaahi Xasan Muxumed…… 2005–2008
  10. Daa’uud Maxamed Cali…………. 2008–2010
  11. Cabdi Muxumed Cumar (Iley).. 2010–2018
  12. Mustafe Muxumed Cagjar……… 2018 ilaa imika.

 

Tixraac: xusuus-qorkii Prof. Mukhtaar Macallin Ugaas.