Madaxwayne maxaad uga nixisaa ardayda qalin-jabinysa (WQ : Amiin Cabdirashid Cabdi)

 

Waxa lagu soo sharfay qalinjabin waxa sugaya waa ardaydii mudad badan waxa soo barnaysay si uu qabay uga noqdo ku dhiiri galinta ardayda iyo muhiimada ay leedhay waxabarshadu.

Waxa kale oo sugaya hooyo, aabo, iyo waliba marti sharfa kale si ay iyagu laftoodu u dhagaytaa qudbada madaxwayna uu jeedinayo oo taabaysa quluubta iyo shucuubta ardayda ,waalidiinta,iyo marti sharfta kale ee sugaysa qudabda madaxwaynaha.

Waan ka naxaa markaa arko madaxwayna oo soo saarnay warqada qudabda uu ka akhrinayo waayo waxa ka warqabaa siduu jaamacdo badan iyo ardaybadan ula hadlay ula dhaqamay ‘ma waxay ka sugayeen mise waxay kala kulmeena waa kaaf iyo kala dheeri .waa naxdin iyo niyada-jab . Se maalin waliba xasuusele ayaan waliba amaanle , waa gef iyo ceeb uu kaga tagay quluubta ardayda qalin-jabinaysa . Waa run mudan madaxwayne inaad ka gashay khalda arday waliba oo aad ka qayb-gashay qalinjabinaysa .waa run oo wada ka nixisay ,waa run oo waad niyad jabisay ,waa run oo maad tusin rajo iyo yididiilo uu ku qanco , waa run oo maad tusin waxa aad u hayso iyo waxa aad u qabto , waa run oo xataa maad tusin inaad in uu rajo ka qabto .

Waa xaqiiq oo intaasi oo arday oo dhamaysay lama wada shaqaalaysin karo se, maad dareensii inaad u maqantahay oo ka fikirayso kumanaanka arday ee ka qalin jabinysa jaamacda dalka. Se waxaa kuleeyahay mudane madaxwayne marka lagu sharfo lagu casuumo lagaag yeedho madalaha arday aflaxaysa ee ka qalinjabinay jaamacda dalka , bal in uu iyaga lahadal oo quluubtooda rajo uu ku beer,haba shaqalaysiin se tus inaad ka qay-qaadanayso rajooyin kooga iyo hadaf-yadood ,tus muhiimada ay leedhay waxabarshadu bes.Mudane madaxwayne.
Waxa lagaa daawanayaa waa dalka oo dhan, waxa ku dhagaysana waa dadka reer soomalilan , bal inaad in uu ka hadasho muhiida ay leedhay waxabarshadu ,ahmiyada ay leedhay waxabarshdu,doorka ay ka qaadato dal-dhiska iyo horumarka dalka . Mudane madaxwayne maxaa u soo hadal qaadilaadahay siday dalal farbadani ay u badashay waxabarshadu ,maxaad u soo hadal qadaadilaadahay waxabashda iyo halka ay xukuumadaadu ay ka taagantahay ,maxaa ugu baraaru jinlaadahay hooyoin badan ,aaboyaal badan , in ay waxabarshada u diraan caruurtooda oo aad ugu balan qaadilaadahay in aad waxabrshada waxa badan ka qaban doonto ,maxaa u odhan laadhaya dalka waxa horumarin kara maskaxdiin ,qalinkii ood tacabdan galinsaan .

Mudan madaxwayne u sheega dhalinyada darbi jiifka inaad ka war-qabto ood u dirantahay si aad waxa uga badasho dhalinyarda farha badan ee rajo,iyo hadaf mida ka arkaya soomalilna ,usheega in aad waxa badan u qaban nayso dhalinayrada farha badan ee ka qalin-janinaysa jaamacda dalka. Mudane madaxwayne mar waliba oof ka qayba-gasho madalha ay ku aflaxayaan ardayda farha badan ee waxa habayaratee niyada hayin ee oga in dalka aan shaqo,iyo waxa la qabtaa oolin ,usheega inaad waxa la qabnayso la ,la dareemayso,la niyada jabsan tahaya,la dhibaatiinayso ood ka la baxayso duruufa ah adaga ee kumaanta arday haysta . U sheega halku dhigaagii ahaa “bari,maanta ka fiican” inaad u abuurayso.

WQ : Amiin Cabdirashid Cabdi

Wabilaahi tawfiiq

amii2961@gmail. Com