Qofkasta oo dadaalaa maaha siyaasi ama hoggaamiye (WQ: Xasan Cabdi Shire)

 

Dadku mawada aha siyaasi, waxaase jira fursado kale oo badan oo qofka dookhiisa iyo kartidiis iyo hibada Alle siiyay ku wanaagsanyahay ama ku haboontahay.

Hadii qofku waxbarto oo cilmiga heersare ka gaadho maaha micnaheedu inuu hogaamiye yahay ama siyaasi.

Haddii qofku dadaalo oo karti dhaqaale sameeyo isagu na waxa laga yaabaa in hankiisu intaas ku egyahay.

Laakiin siyaasigu intaas qaybood ee aan kor kusoo xusnay damac ayaa kaga jira. Waxaad fahmi kartaa inuu siyaasigu baaxad ahaan balaadhanyahay loona helo nidaam lagu qiimeeyoo ee aanay noqon jaantaa rogan.

Waxa Qoray: Xasan Cabdi Shire