Robert Mugabe iyo Hadaladiisii Xikmada Badnaa! (WQ: Jimcaale Guray)

1. Waxaan La hadlayaa Dumarka Iyagoo Laqabo Sawirada Qurxoon Soo Dhigaya facebook, My sister Waligaa ma Aragtay Alaab La iibsaday oo Laxayay siinaayo?

2. Haddii Dawladu Make-up ka ay Mamnuuci Lahayd, Carruur badan Ma aysan Aqoonsadeen Hooyadood.

3. Haddii aad rabtid in aad Ogaatid Dhibaatada ay Leedahay Halka Xaas, Moobeelkaaga Dhamaan Heesaha ku jira Iska Tir-tir (dalete), Marka laga reebo hal Hees, Heestaas Mar Walba Dhageyso, Ma u Heli Lahayd Wax Xiiso ah Dhegaysiga Heestaas?

4. Guurku Waa wax Ragga u Macaan, Guriga ayaad soo Gashay, Cuntadii baad Sugtay, Waa Laguu keenay, Waad Cuntay, Kadib Qoftii Cuntada Kuu Keentay ayaad Cunaysaa.

5. Africa Haddaad Aragto Nin iyo Xaaskiisa oo Guriga Banaankiisa Fiidkii Ku Layrsanaaya ha Moodin Romantic waa Laba Mid uun
1. Korantada Ayaa Ka Maqan Guiga. 2. Alaabta Guriga Ayay iskaga Buufiyeen Sun.

6. Hablaha ka Waa-Wayn 25 Sano Jirka valentine’s day Uma Dabaal-dagi karaan, ha u Dabaal-Degaan Women’s day.

7. Ha Guursan Haweeney (naag) Carmal oo ilme Wadata, Waayo Lama Arag Ciyaar hal Gool iyo Eber ku Bilaabmanta.

8. Haddii uu Daanyeerku Lacag Haysan Lahaa, Dumarka oo dhami Duurka Kaynta ayey ku Noolaan Lahaayeen.

9.Haddii ay Gabar Dalkale Kugu Tiraahdo idhunko , Sifiican u Dhunko, Maxaa Yeelay Waxaad Metelaysaa Dalkaagii oo dhan.

10.Kawaran Haddaad Aroos kasta ka Qayb gasho, Walina Aad Tahay Single, Waxba kama Duwanid Hoolka Aroosku ka Dhacaayo Ama Taandhada lasoo kiraysto

11.Gabdhaha Dhashay 1990 Kii, Welina Aan La Guursan, Waxaan Xasuusineynaa 2020 iney 30 jir Noqonayaan, Markaa iska Sii Wata Su’aalihiina Nacasnimada Ah, Sida:- Halkee Kasoo Heshay Numbarkayga? Yaa Kusiiyey Numberkayga?

12. Haddii Dhakhtar iyo Kalkaaliso Is-guursdaan, Miyaanay Bukaan Iska Dhalayn?

13. Haddaad Guursato Gabadh Dhowr iyo Soddon jir ah, Waxaad ka Dhigan Tahay Adigoo Joornaalkii Aroortii Saaka Soobaxay Fiidkii iibsannaya.

14.Africa Digniinta Keliyee Laga Cabsadaa waa battery low.

15.Hadday kaa hor Timaado Gabadh Uurleh haku Qoslin ee aAdigu Istijaabi Marka hore inaad Dhalayso.

16. My Sister In aad Nin Hanti Leh Shukaansato Kama Dhigna In Aad Hantiile Tahay, Xidhiidhkiina oo Dhamaada Ayaa Xaladaada ka Dhigi karta Siddii Taleefan restart Loodirey.

Akhriste:- Nala Wadaag Qodobka Kaa Qosliyey?