Saddex Arrimood Ayaa ka Dhalan kara Shirkii Buurmadow. W/Q: Cali Cabdi Coomay

= Shirku wuxuu ahaa mid Muuse Abokor, taasina waxa ay kala qaybinaysaa midnimadii Habar Jeclo. Maxamed Abokor ayaa iyana shir kale ku dhawaaqi doona.
= Xirsi ayuu shirku godob ka galay, waayo Waddani xisbi ha ugu codeynina oo Xirsi ha dhaco ayaa shirka ka soo baxday. Xirsina wuxuu soo istaadhi doonaa odayaasha jilibkiisa oo isaga taageera.
= Suldaankii guud ee Habar Jeclo shirka qayb kamuu ahayn. Suldaanku waa Aayatullah beesha oo kelmadda ugu dambaysa isaga ayaa leh. Shirku sharaftiisii meel ayuu kaga dhacay. Waxaad filataa Suldaanka guud oo shir kale ku dhawaaqa, maadaama oo koox reerka ka mid ahi magacii reerka sheegatay.
Like

Comment
Send