Sirta ku duugan waaritaanka guurka Moraise (W.Q. Ina Siciid)

Ninka lagu magacaabo Moraise da’diisu waa 102 jir halka ay xaaskiisuna ka tahay 101 jir, muddada uu guurkoodu jirayna waxa weeyi 80 sanno.

Moraise waxa la waydiiyay sirta ku duugan in uu guurkani waaro mudda intaas le’eg, wuxuna wuxu ku jawaabay:

“Aniga iyo xaaskaygu waxaan wada noolayn 80 sanno, sababta guurkaygu muddadaas u waarayna waa aniga oo aan waligay ka hor iman ka. Wax kasta oo ay soo jeediso sideeda ayaan u qaadan jiray waligayna lamaan murmin. Nabadgalyo iyo xasillooni ayaanu ku soo qaadanay wakhtigayagii!”

Haddaba haddii aad tahay qof danaynaya in guurkiisu waaro, wax ka baro sirta Moraise.

Bandhige@gmail.com