Cabdirashiid Qalinle oo sawir-gacmeed ka sameeyey Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro

Farshaxanka caanka ah Cabdirashiid Muxumed Qalinle ayaa sawir-gacmeed ka sameeyey Guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland. Faallo ma leh!

Haddii aad rabto in aad ka falceliso sawirkan, Cabdirashiid waxad kala xidhiidhi kartaa:

qalinlecartoons@gmail.com