TACSI

Sheekh Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraya marxuumiinta kala ah: Weli Daa’uud Cigaal. Maxamed Daa’uud Yuusuf iyo Muuse Cali Haybe. Marxuumintaa oo shil baabuur ku geeriyooday. Waxa uu Alle SWT uga baryayaa inuu jannadii fardawsa geeyo. Ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxeenna samir iyo imaan ka siiyo.