Talada Maanta (Waxa qortay: Ina Siciid)

Ka hor tag madax-xanuunka bisha Ramadaan

  1. Waa in aanad ka seexan suxuurta. Rasuulkeena Maxamed afdal al salaat wa salaam ayaa inoo sheegay
  1. In aad iska dayso ama aad yaraysato waxyaabaha caffeine ka leh sida: Bunka, Shaaha ama cabitaanada ay ku jirto caffeintu.
  1. Iska ilaali soojeedka xadka ka baxsan oo seexo hurdo kugu filan.
  1. Biyaha ama cabitaanka ha ilaabin inta aad afuran tahay.