- Walhad, oo uu lahaa Raage Ugaas
- Xiin-finiin, oo uu lahaa Maxamed Cabdalle Xasan
- Dhooddi-meer, oo uu lahaa Maxamed Cabdalle Xasan
- Xamar-feked, oo uu lahaa Cabdilaahi Suldaan “Timacadde”
- Shaywaal, oo uu lahaa Cali Aadan Gorayo (Cali-dhuux)
- Dab-la-tuuray, oo uu lahaa Aadan-galaydh,
- Xamar-dawaaf, oo uu lahaa Faarax Xasan Cali “Afcad”
- Wayrax, oo uu lahaa Garaad Faarax Garaad Xirsi “Wiil-waal”
- Sac-waal, oo uu lahaa Col-u-joog Aadan Jugle
- Looshaan, oo uu lahaa Ismaaciil Mire,
- Qaabil, oo uu lahaa Ismaaciil Mire
- Tuure, oo uu lahaa Ismaaciil Mire
- Qadaw-caalimeed, oo uu lahaa Ismaaciil Mire
- Maadays, oo uu lahaa Maxamed Cabdalle Xasan
- Xamar-dhidin, oo uu lahaa Xariir Mire, 1969kii Xuddun, faraskii kaalinta 1aad galay,
- Haad-weerar, oo uu lahaa Siciid Samakaab,
- Maydhane, oo uu lahaa Cabdi Maacuun, 1983, filinkii Sayidka ee Sheekh, ayuu kaalinta 1aad galay,
- Faraskii Salaan Ducaale Cali Looge, ee magaalada Gar-adag, 1969kii kaalinta 1aad galay, tartankii Maxamed X. Ibraahin Cigaal, qabtay?
- Dhaaya-tiix, oo uu lahaa Cali Duulane,
- Qalaw-taliye, oo uu lahaa Booslaaye,
- Roor-godan oo uu lahaa Aadan-galaydh
- Ashkir-heeli oo uu lahaa Axmed Muuse,
- Guul-wade, oo uu lahaa Cali Bucul,
- Xamar-seeri, oo uu lahaa Maxamuud Jaamac Daalin,
- Jiidhe, oo uu lahaa Maxamuud-Jeerig ,
- Laalays, oo uu lahaa Ciise Godan,
- Raama-goray oo uu lahaa Garaad Cali Shire,
- Jiidhe oo uu lagaa Maxamuud Jaarig,
- Dhamme-daye oo uu lahaa Nuur Xaashi,
- Kala-foge oo lahaa Cabdalle Ciise Garaad,
- Soohaad oo uu lahaa Faarax Nuur Wacays,
Noo soo gudbi haddii aad garanayso fardo caan ah iyo raggii lahaa?
Bandhige@gmail.com