200 oo buug oo ku qoran Carabi ayaa Hargeysa lagu soo bandhigay

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa laga daahfuray carwo lagu soo bandhigay in 200 oo buug kuwaasi oo ku qoran luuqadda carabiga.

Carwadan buugta carabiga ah lagu oo bandhigay ayaa noqonaysa tii ugu horraysay ee nooceeda ah ee lagu qabto magaalada Hargeysa.