Agaasimaha Guud ee wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay agaasimihii hore ee wasaaradda

 

Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland. Cabdirashiid Ibraahin Cabdiraxmaan oo madaxwayne qaranka soomliland usoo magacaabay agaasimaha guud Ee wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska aya maanta xilkii kala wareegay agaasimihi hore ee wasaaradda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com