Madaxweyne Biixi wuxuu kulamo la qaatay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka Itoobiya iyo Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu kulamo la qaatay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Federaalka Itoobiya, ahna guddoomiyaha xisbiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mudane Axmed Shide iyo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar).

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: 

bandhige@gmail.com