Akhri: Go’aanada Guddiga u diyaargowga iyo ka hortaga xanuunka Corona Virus ee Somaliland

Guddida heer qaran ee uu dhawaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay u diyaar-garawga iyo ka hortagga xanuunka CORONAVIRUS, ayaa maanta soo saaray go’aamo muhiim u ah badqabka iyo fayo-dhawrka bulshada Somaliland oo ay waajib tahay fulintoodu.

War-saxaafadeed ay guddidu goor dhaweyd soo saareen ayaa u dhignaa sidan: