Ardayda reer Somaliland oo kaalinta koowaad ka galay tartan ka dhacay dalka Kazakhistan ayaa lagu soo dhoweeyey Hargeysa

 

Waxaa maanta Magaalada Hargeysa lagu soo dhoweeyey labo arday oo wax ka dhigta dugsiga Vifak Academy ee Caasimada Somaliland, kuwaasoo kaalimaha koowaad ka galay tartan aqooneed lagu qabtay dalka Kazakhistan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.google.com/url?hl=en&q=https://youtu.be/-lw-uoy–Ec&source=gmail&ust=1492614070385000&usg=AFQjCNFEPJpyQONo17vHIb-CZL6ZkIGJ_w

bandhige@gmail.com