Ganacsatada yar yare e Boorama waxay ka mudaharaadeen sicir barar iyo cashuuro dawladda Hoose ka qaadaan oo la kordhiyey

 

Waxa saaka magaalada Boorama ka dhacay mudaharaad laga soo horjeeday cashuurta dawladda Hoose ka qaado ganacsatada yar yar oo lagu kordhiyey iyo sicir bararka ka jira Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=REMprLR0pNk&feature=youtu.be

bandhige@gmail.com