= Saddexdii khudbadood ee ugu dambeeyey ee madaxweyne Biixi jeediyey ee uu ku weeraray hoggaanka dhaqanka Habar Jeclo, oo cod badan ka kaxaysay
= Madaxweynaha oo aan bixin lacagtii ololaha ee uu dadka aan deegaankiisa ahayn uu ku soo jeedin lahaa.
= Gole Wasiiro oo aan saameyn ku lahayn deegaankoodii oo ku xeernaa madaxweynaha
= Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo lacago badan ku bixiyey si aan loogu codeyn madaxweynaha. Madaxweynuhuna muu garan inuu lacagtiisa kula tartamo Ina Aw Siciid.
= Dadka mucaaradka ku ah oo aanu yarayn madaxweynuhu, oo mar kasta oo ay dad ka tagaan ayuu caadi u arkayey.
Send