= Kulmiye: Maadaama oo ay meeshii ka baxay is-bahaysigii jeegaanta ee Kulmiye ku bahoobay. Waxa dhici karta in Kulmiye laga dhigo GIRAAN GALBEED, taasi oo ka kooban Habar Awal, Arab iyo Samaroon. Nin Arab ah ayaa musharrax laga dhigi karaa doorashada madaxtinimo ee soo socota.
= Waddani: Xirsi waa laga tuurayaa, maadaama oo aanu soo bixin xisbi kale oo Garxajis ahi. Xisbigan wuxuu u taagnaan doon mid Garxajis leeyahay oo beel kale is- bahaysi kula geli karo.
= Xisbiga Kaah: waa Xisbi Habar Jeclo, maadaama Kulmiye ka baxay is-bahaysigu jeegaanta. Habar Jeclo ayaa gacanta ku hayn doonta, beelaha ay iskaashan karaana way dhici kartaa.