Chelsea waxay hanatay horyaalka Ingiriiska

 

Waxa xalay mar kale loo caleemo saaray horyaalka Ingiriiska kooxda Chelsea kadib markii ay xalay hal iyo eber ka badiyeen kooxda West Brom.

Guushaa ay gaadheen iyo damaashaadkii u dhacayba waxay ahaayeen wax ay mutaystay kooxda Chelsea oo xili ciyaareedkan muujisay ciyaar wanaag marag u ah in ay u qalanto hoggaanka horyaalka ingiriiska.

Kaalinta labaad waxa gashay kooxda Tottenham oo 77 dibcood heshay

Kaalinta saddexaad waxa ku jirta Liverpool oo 70 dhibcood leh

Manchester United na waxay heshay 69 dhibcood oo ay ku gashay kaalinta Afraad.

bandhige@gmail.com