Ciidanka Booliska gobolka Togdheer ayaa hawl-galo ay sameeyeen ku soo qabtay gaadhi siday khamri tiro badan.