Golaha Deegaanka Degmadda Ceel-afweyn ayaa hawlgal wado banayn ah ka fuliyey Deegaanka Ilad oo ah halka biyuhu uga yimaadaan Degmadaasi.