Halkan ka daawo wareysi gaar ah oo Goobjoog TV la yeeshay wasiirka xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha dastuurka Somaliland, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.
Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay wada-hadalladii Khaatumo iyo Somaliland, iyo suโaalo la xidhiidha in dastuurka la furayo iyo inkale.