Dadka la nool HIV/AIDS waxay ka cabanaya faquuq bulsho

Dadka la nool HIV iyo AIDS ayaa cabasho weyn ka qaba faquuq iyo takoor kaga yimaad bulshada ay ku dhex nool yihiin.

Hoos ka daawo uu telefishanka Goobjoog ka diyaariyey nolosha dadkaas iyo duruufaha ku gadaaman.