Dadweynaha xaafadda Aadan Saleebaan ee Burco ayaa ka mudaharaaday xadhiga guddoomiyahooda

Dadweynaha ku nool Xaafada Aadan Saleebaan ee Magalada Burco ayaa mudaharaad ballaadhan ka sameeyey xaafaddaasi iyagoo sida ay warbaahinta u sheegeen ku mudaharadayey Guddoomiyihii xaafaddaas oo la xidhay, xadhiga guddoomiyahana waxay ku eedeeyeen  maayarka Degmada Burco Mudane Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan “Muraad.”

Hoos ka daawo muuqaalka mudaharaadka: