Dhaqamada qabiilka Dinka ee Koonfurta Suudaan

Qabiilka Dinka ee ku dhaqan Koonfurta Sudan waa bulsho reer guuraa ah oo deegaan ku ah gobollada kala ah  Baxrul-Qazaal, Jongoli, qaybo ka mid ah Koonfurta Kordufan iyo niilka sare, badankooduna waa dad beeralay iyo xoolo dhaqato, qiyaastiina tiradoodu waxay gaadhaysaa ilaa afar milyam iyo badh.

Barnaamijka Xogta Dahsoon: Halkan hoose ka daawo Dhaqamada qabiilka Dinka ee Koonfurta Suudaan:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com