Diyaarad Ruushku leeyahay oo ku burburtay Masar

Diyaarad Ruushku leeyahay oo nooca rakaabka ah oo siday 224 qof ayaa ku burburtay jasiiradda Sinai ee Masar.

Diyaaradan ayaa ka soo duushay Sharma Sheekh waxaanay u socotay magaalada St. Petersburg ee dalka Ruushka.

Dawladda Masar ayaa sheegtay in burburka diyaaradda laga helay badhtamaha Sinai, iyadoo goobtaasina laga maydadka rakaabkii saarnaa, inkasta oo aan wali aanay warbixinta rasmiga ee dhimashada rakaabkii saarnaa.

Dadka ay diyaaraddu siday ayaa u badnaa dalxiisayaal uu dhashay Ruushka.

bandhige@gmail.com