Feedhyahankii Muxamed Cali Kalay Weedhihii uu ku caan baxay

Feedhyahankii Muxamed Cali Keley waxa uu caalamka baray in geesinimadu aanay wax macno ah lahayn haddii aanay xaq ahayn, guulihii uu gaadhayna waxay soo jiiteen dadkii danyarta ahaa ee caalamka ku kala nool, si kastoo uu yahay dhaqankooda iyo waxay aaminsan yihiinba, Maantana waxaa inaga tegay oo xijaabtay, halyeygii ciyaaraha oo ay adag tahay in uu isagoo kale dib inoogu soo noqdo, kaasi waa Muxamed Cali Keley, waxaana aan halkan idiinku soo gudbinayaa qaar ka mid ah kelmedihii caanka noqday ee Muxamed Cali Keley, kuwaas oo aanu xuskooda ku karaamaynayno mid ka mid ah ciyaaryahanadii ugu wanaagsanaa ee dunida soo mara.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Feedhyahankii Muxamed Cali Keley Weedhihii u caan baxay:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com